
Ku soo dhowaada Buugeyga Martida
Namn: salma
E-post: kawsar_jamac@hotmail.com
Hemort: hnm
Datum: Onsdag den 16 september 2009 20.39
Meddelande: walalayaal waan idin salaamay
Namn: abdurhman
E-post: abnuur13@yahoo.cm
Hemort: nx
Hemsida (URL): http://google.com
Datum: Tisdag den 17 mars 2009 13.30
Meddelande: waa abdurhman saciid ii waaran waa adurhman byyyyyyyyyy
Namn: abdurhman nuur hassan nuur cumar maxmed
E-post: dalmar63@hotmail.com
Hemort: abnuur12@yahoo.com
Hemsida (URL): http://google
Datum: Måndag den 9 februari 2009 9.48
Meddelande: saciid waa abdurhman nuur hassan nuur waaa walaka abdurhman aabe nuur hassan nuur wilkis byyyyyyyyy saciid
Namn: mahad
Datum: Måndag den 17 september 2007 17.37
Meddelande: h
Namn: asaba owerri
E-post: homeboy@yahoo.com
Datum: Torsdag den 22 februari 2007 11.04
Meddelande: i love thi page. keep it up
Namn: Troy
Datum: Söndag den 4 februari 2007 1.47
Meddelande: http://xxxgente.chueca.com/myiak/1718.htm -- http://xxxgente.chueca.com/myiak/1534.htm -- http://xxxgente.chueca.com/myiak/1406.htm -- http://xxxgente.chueca.com/myiak/2142.htm -- http://xxxgente.chueca.com/myiak/1464.htm -- http://xxxgente.chueca.com/myiak/1644.htm -- http://xxxgente.chueca.com/myiak/1578.htm -- http://xxxgente.chueca.com/myiak/1806.htm -- http://xxxgente.chueca.com/myiak/1788.htm
Namn: Ewanny
Datum: Torsdag den 1 februari 2007 2.08
Meddelande: http://www.personales.com/espana/madrid/Contacto/79361.htm -- http://www.personales.com/espana/madrid/Contacto/79586.htm -- http://www.personales.com/espana/madrid/Contacto/79670.htm -- http://www.personales.com/espana/madrid/Contacto/80333.htm -- http://www.personales.com/espana/madrid/Contacto/79778.htm -- http://www.personales.com/espana/madrid/Contacto/79472.htm -- http://www.personales.com/espana/madrid/Contacto/80003.htm -- http://www.personales.com/espana/madrid/Contacto/79133.htm -- http://www.personales.com/espana/madrid/Contacto/80390.htm
Namn: Sucaad
E-post: ikram_sulub@hotmail.com
Hemsida (URL): http://hem.passagen.se/fadumina/
Datum: Torsdag den 25 augusti 2005 18.19
Meddelande: Ascwrwb, maasha allah walaalo, homepage-kaan sidaan uga helay Illahay uun baa og runtii.. aad iyo aad ayuu ii cajabiyey!!
Namn: MGBADA JOE ABA NAIJA
E-post: MGBADAJOE@ABA.COM
Hemort: ABA NAIJA
Hemsida (URL): http://NONE
Datum: Onsdag den 12 maj 2004 18.35
Meddelande: I LOVE THIS PAGE. PLEASE, KEEP UP TEH GOOD WORK.
Namn: Carab A.
E-post: Carab_ax@hotmail.com
Datum: Söndag den 18 april 2004 22.59
Meddelande: Asaamu caleykum warax matu allaahi wabarakaatuh. Walaashay muslimada ahey kuwa alle naarta kabad baadiyayeey oo docada nabiga (scw)iyo tii waalidkeed heshay khayrbaad leedahay allaah kaa abaal mariyo, waxaa aad qabatay xilweyn oo qofkasta oo muslin ah lagarabay, aykawada seexdeen dhamaan ilaa qof kheyr qaba sidaada oo kale ah allah waxaan kaaga baryaa yaa in uu ajir allaah kaasiiyo aamiiin. Waxa aan intaa raacinaayaa howsha aad qabatay hawl aad iyo aad u wayn kuna sii dadaal allah garab gaaga hagallee aamiin wasalaamu caleykum waraxmatu allaahi wabarakaatuh
Namn: deeqo cismaan
E-post: deeqaosman@hotmail.com
Datum: Onsdag den 12 november 2003 23.29
Meddelande: Sc/wr/wb walaal ajir iyo xasanaad hakaa siiyo beejkaan qiimaha iyo qaayaha badan aad isku soo dubariday
Namn: Abdullahi
E-post: Abdullahia2@hotmail.com
Hemort: Yahoo
Hemsida (URL): http://www.Abdullahisalah.4t.com
Datum: Söndag den 7 september 2003 19.52
Meddelande: Hi this website is great.Come visit my website.Toronto Ontario Hi Awoowe
Namn: Abdullahi
E-post: Abdullahia2@hotmail.com
Hemsida (URL): http://www.Abdullahisalah.4t.com
Datum: Söndag den 7 september 2003 19.49
Meddelande: Hi this website is great.Come visit my website.Toronto Ontario
Namn: Abdullahi Amin
E-post: abdullahiamin@hotmail.com
Hemort: Västerås
Hemsida (URL): http://w1.211.telia.com/~u21111816
Datum: Tisdag den 18 mars 2003 20.22
Meddelande: Ducaqabto Allah ha kaa siiyo ajar iyo xasanaad walaalaha muslimiinta aad siisay waano iyo ducooyin ay aakhiro iyo aduunyaba ku liibaanaan haddii ay raacaan :Kuwaas oo aad ugu gudbisaya bog-guriyeedkaan aadka u qurxda badan oo aad abuurtay. Sii horumari hawsha aad bilawday oo haka caajisin. Walillahi Towfiiq
Namn: ayaan
E-post: loveeyes85008@yahoo.com
Hemort: canada
Hemsida (URL): http://yahoo.com
Datum: Onsdag den 8 januari 2003 16.12
Meddelande: asalaamu caleykum W/W bacda salaan walalayaal iga gudooma salaanta qaliga ah? walaal hawl ayaad haysaa alaha kula garab galo waxaan ku rajay nayaa inuu rabi kula garab galo I HOPE YOU INJOY YOUR OPINION
Namn: Bashiir J. Guled
E-post: JGuled@hotmail.com
Hemort: Silicon-Valley
Datum: Söndag den 29 december 2002 13.18
Meddelande: Asalaamu Caleykum W.W. Walaal hawl badan ayaad qabatay, aad ayaanan ugu faraxsanahay macluumaadyada faraha badan ee aad ku soo ban dhigtay Shabekaddan ama aan idhahdee aalladdan Internet-ka. Runtii waxaad tahay Gabadh dadaalaysa oo Eebbe fahamsiiyey Xigmada garashada fahanka Diinteena Islaamka ah iyo xaqiiqda ay xambaarsan tahay, soo kalena waxa aan Allaha Ar-Raxmaan ka ah kaaga baryahaa inuu Dambigaagii hore iyo kan dambebea dhaafo, dhamaanteena Eebbe Jidka khayrka iyo wannaagu ku jiro inagu soo haggo..Aamiin!. Waa markii iigu horeysey ee aan arko Shabekaddaadan qaaliga ah ee nuxurkeedu yahay sare u qaadidda iyo macaanka ay diinteenu xambaarsan tahay, oo maanta ay runtii dad bdani ka indho iyo dhagaba la'yihiin Illaahay ha soo hanuuniyee.. Anniga gaar ahaan aad ayaan ula dhacay intii aan booqashada ku jooggay bogaagan DAHABIGA ah, waxaanan ka korodhsaday aqoon fiican oo nafci wanaagsan u leh sida aan hubo mustaqbalkayga, jawaab celinta abaal gudkeeduna waxaan Illaahay ka rajeynayaa inuu Jannadiisa Uddugga leh ee Farduusa uu si dhib la'aan ah inta u galaysa kaaga yeelo...Aammin Walaal halka ka sii wad daddaalkaaga, waan fahmi karaa in aad shaqo badan qanayso, marka aad hawlahaan oo kale fulineyso, laakiin haddana Rabbigeen Issagaa wax walba Awood Buuxda u leh'e Garabkaaga ha galo, Ajar iyo Xasanaad If iyo Aakhiro ahna ha kaa siiyo...
Namn: mohamed abbas
E-post: cabbaas10@hotmail.com
Hemort: Nedeland
Datum: Söndag den 17 november 2002 20.59
Meddelande: Uqtii caziiza aad iyo aad ayaa ugu farxay dadaalkaan aad sameysay ilahey waxaan kaaga baryayaa in uu xasanaad iyo ajar kaa siiyo anagana kuwii ka faa ideysta allaha naga dhigo, aamiin
Namn: abdirashies
E-post: abdirashied@hotmail.com
Hemort: SWEDEN
Datum: Tisdag den 12 november 2002 10.26
Meddelande: Dhamaan waxaan idinleyahay soon wanaagsan, illah ha naga dhigo kuwii wadankoodanad uga dhigo nabad & burwaqo aamiin, somalidana xaqa tusho & wanaaga
Namn: Ahmed
E-post: mogadisho2000@hotmail.com
Hemort: Falun
Datum: Måndag den 4 november 2002 13.30
Meddelande: Asalamu calaykum! Walaaley aad ayaan uka faa,idey boggaan. OO waxaan ilahey ka baryayaa inuu ajer weyn kaa siiyo.
Namn: deysane
E-post: anasir_jamac@hotmail.com
Hemort: sweden
Datum: Fredag den 25 oktober 2002 6.32
Meddelande: A/caleykum Ilaaheey hakula jiro abaay
Namn: ahmed
E-post: ahmedmohamed373@hotmail.com
Hemort: assalaamu caleykum!!
Datum: Onsdag den 14 augusti 2002 13.57
Meddelande: WALAAL MARKA HORE ASSALAMU CALEYKUM W.W. walaal ilaahay khayr ha kaa siiyo shaqadan aad wadid. Waxan ahay walaal wiil finland degen, waxanna ku leeyahay shaqo fiican baad wadaaye ilaahy ha kuu fududeeyo. Aamiin..
Namn: hassanley
E-post: hassnley12@hotmail.com
Hemort: allaha kuu siyaadiyo
Datum: Tisdag den 6 augusti 2002 19.20
Meddelande: waxaan jooga makka almukkarrama abaalkaaga ka hel xag allah,allahana kuugu kaalmeeyo dacwada aad wado sabarna kaalmeeyso dhikana u gagso waayo nin aamano qaaday waxaa la rabba in uu gaarsiiyo meeshi loo waday. garakaaga allaha galo.
Namn: Julaybeeba
E-post: nabadoon010@yahoo.com
Datum: Onsdag den 24 juli 2002 12.55
Meddelande: salamullahi alaikum wararahmatuh. Ilaahay waxaan karajaeynaa inuu wanaag kuugu badalo, dadaalka aad diinta u haysid. rageena iyo dumarkeenana illaahay hadareensiiyo daryeelka diinta alaha daa'imka ah *AAMIIN*
Namn: Muslim Sisters
E-post: muslim_sisters_02@yahoo.dk
Hemsida (URL): http://www.muslim-sisters.webbyen.dk
Datum: Lördag den 13 juli 2002 23.11
Meddelande: Assalamu caleykum wr wb!! Salaan kadib, runtii bogaan aad iyo aad buu noo cajibiyey....gabadh soomaliyeed oo diinteeda fidineyso....MAsha allah....Ilaahay ha kaa abaal mariyo dadaalkaaga!! Ukhtii anagaba waxaan nahay gabdho soomaliyeed oo diinyooda macaan fidinayo...anagoo Ilaahay ka raadinayo ajar badan maalinta Qiyaamaha......marka aan aragney gabadh kaloo somaali nala ah oo diinteeda fidineyso.....aad iyo aad baan ugu faraxney.....runtii shaqo fiican baa samayneysaa......Ilaahay Jannadiisa Firdoowza ha ku galiyo....amiiin....amiiin!!! wabilaahi at tawfiiq!! Waa gabdhaha walaalahaa ee ka tirsan Ururka/guruubka !Muslim Sisters!
Namn: canab
E-post: canabeey@hotmail.com
Hemort: ~~~`
Datum: Lördag den 6 juli 2002 7.10
Meddelande: Asalamu calaykum w w walashis Qatar baaba tahay sidaad pagekan u sameysay waan la dhacay xita la kufay dadaal weeyn baad ka muujisay Ilahay kheyr fara badan ha kaa siyo scww
Namn: muhudiin
E-post: muhudiin2002@hotmail.com
Hemsida (URL): http://www.muha.4mg.com
Datum: Onsdag den 29 maj 2002 11.01
Meddelande: Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu salaan kadib walaalay ilaah e jer hakaa siiyo eebana hakula garabgalo dhisada barnaamijkaan ximbaarsan waxyaalo badan oo muhiim ku ah islaamka waxana ku leeyahay jazaaki laahu kheyr
Namn: Mohamad Aadam Hussein
E-post: mohamad7593@hotmail.com
Hemort: finlanda
Datum: Torsdag den 23 maj 2002 22.24
Meddelande: Asalaamu caleeykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu. Salaan kadib waxaad soo diyaarisay ilaaheey mahad ha ku siiyo anagana waa noo canfacee ILAAHEEY mahad hagu siiyo anagana aaqirada ee noo canfacee ee macasalaama.
Namn: Hamda
E-post: bilan52@hotmail.com
Datum: Torsdag den 11 april 2002 14.48
Meddelande: Aslaamu calaykum walaal umm salama walaal alleh waxn kaga baryayaaa in u khayr ku siyo.walaal alleh hakula garbgalo dadaalkaad wado anagana alleh hanagu anfaco amiin amiin
Namn: Ismail warsame
E-post: isjirde@yahoo.com
Hemort: I don't know dannish language
Datum: Söndag den 31 mars 2002 22.20
Meddelande: assalaama caleykum , jazaakillaah kheyraljazaa'
Namn: Miss Bin Laden
E-post: uqtii_muslimah16@yahoo.dk
Datum: Fredag den 8 mars 2002 13.50
Meddelande: Assalamu alykum w. w. Abaayo marka hore iga qaad salaan aad iyo aad u qiimo badan, maxaa yeelay waxay salaantaas ka soo goday kashka gabadh iyadana kula jecel in ey Diint Alle (s.w.t.) fidiso. salaan kadib walaashiis runtiii waxaan kuu rajeynayaa in Eebaha na abuuray Janadiisa Fordowsa in uu ku galiyo, maxa yeelay isaga baad u hogaansan tahay, oo diintiisa baad fidineysaa. uga dambeystii waxaan rabaa in aan ku dhaho, abaayo macaanto sidaan ku wad, oo ha ga caajisan in aan fidisi diinta Alle. Waa gabadh walaashaa oo dagan wadanka Denmark. Wasalaamu caleykum!!!!!!!!!!!!
Namn: Abdinasir
E-post: allemagan@hotmail.com
Hemort: Helsingborg/Sverige
Datum: Tisdag den 5 mars 2002 0.13
Meddelande: As-salaamu calaykum wr wb, ukhtii in Islam maashaa allaaaaaaaaaah, ilaahay cilmigaaga ha kuu siyaadiyo. Walaashay beeraha la abuurto kuwa ugu ribixa wanaagsan weeyaan beertaadani homepage ma oran karo ha noqoto mid ad u baxsato maalin aan cidina cid bixin doonin. wa billaahil towfiiq, wsc wr wb Waa walaalkaa islaama oo ku leh peace be upon you and your family.
Namn: The Webmaster ( Abdishakur)
E-post: Webmaster@muqdishonet.com
Hemsida (URL): http://www.muqdishonet.com
Datum: Lördag den 2 mars 2002 2.48
Meddelande: Asalaamu alaykum, Mashaa'alaah mooyaane waxkale madhihikaro. Ilaahey kheyr hakaasiiyo abaayo website-kan wanaagsan ee aad sameysay. Haddii aan nahay Bahda Muqdishonet.com waxaan ku leenahay meeshaada ka sii wad wixii xayeysiin ah ee aad rabtano diyaar ayaan kuulanahay. I look forward to hearing from you soon. Salaamu alaykum Webmaster Abdishakur
Namn: osman
E-post: aosman88@hotmail.com
Hemort: USA
Datum: Söndag den 30 december 2001 15.38
Meddelande: Allah ha kaa abaalmariyo shaqada fiican ee aad qabatey Ummu Cabdalla.
Namn: idil Ahmed
E-post: idilfarah@hotmail.com
Hemort: Danmark
Datum: Måndag den 17 december 2001 12.42
Meddelande: Asallamucalaykum w.w. walaal markahore waxaan kuleeyahay allah hakaa abaalmariyo wanaaga iyo dadaalka aad suubisay anagana allah hanaga dhigo kuwii maqla kuna camalfala. Sidaa iyo asallamucalaykum.
Namn: ladan abdullahi
E-post: ladan67@hotmail.com
Hemort: u s a
Datum: Lördag den 8 december 2001 22.07
Meddelande: S/alaikum wr wb: Walaalo aad ayaan ujeclahay homepage kaada aad walaaha islaamka u furtey ee soomalida ah.walaahi mar marka qaarkood waa iska soo booqdaa anigoon wax aqrin like salaan ahaan, waxaan ilaahay kaaga baryayaa in uu kuu siyaadiyo cilmigaada ajarkeedana ku siiyo, walaalo waxaan jeclaan lahaa in aad soo dhameystirtid xijaabka & salaada alana hakuu fududeeyo waa walaashaa oo ku leh jazaakumulaahi qayr w/salaamu aliakum wr wb.
Namn: fadumina
E-post: fiiri@mailbox.as
Hemort: somaliney
Hemsida (URL): http://www.somaliweyn.com
Datum: Fredag den 26 oktober 2001 15.33
Meddelande: waan idiin salamay aqyaarta oo dhan waad na ku mahad santahay ilaah ha kuu kordhiyo wax barashada aad wado oo qeerka ah
Namn: Hamda maxamud
E-post: bilan@hotmail.com
Datum: Tisdag den 28 augusti 2001 18.42
Meddelande: ASLAAMU CALAYKUM WARXMATU LAAH WALALAHAYGA MUSLIMKA AHAWO WALASHAYEY ALEH HAKAA JIZAA ISIYO DADAALKAAD SAMAYSAY ANAGANA ALEEH HANA NIGU KUWII WAX KUQAATAY SIDAA IYO ASLAAMU CALEYKUM DHAMAAN UMADA MUSLIMED
Namn: Hamda maxamud
E-post: bilan@hotmail.com
Datum: Tisdag den 28 augusti 2001 18.37
Meddelande: ASLAAMU CALAYKUM
Namn: Nasro
E-post: Iqra4@sahafa.com
Hemort: sverige
Datum: Måndag den 13 augusti 2001 14.51
Meddelande:
Namn: Najmo
E-post: asma99m@hotmail.com
Hemort: Århus Dk
Datum: Torsdag den 2 augusti 2001 17.58
Meddelande: Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakatuh:Walaasheydii Islaamkaay waxaan kuugu salaamay salaanta ahlu-Jánnaha,Rabi(sw)uu noo jideeyay in aynu isku salaano,runtiina aan soo koobi karin qimaha ayleedahay salaantaas kadib. Walaasheydii Islamkaay Illaah ha kaa abaal mariyo,Allaah waxaan kaaga baryayaa in uu aduun & aakhiro kuugu anfaco wanaaga & dacwada aad wadid darteed,runtiina beyjkan aad u diyaarisay walaalaha muslimiinta ah aad ayuu u wanaagsanyahay Allaah ha kaa abaalmariyo... Waa walaashaadii Islaamkoo kuleh Jazaakallaahu-khayran: Asalaamu calaykum.
Namn: JAMAAL CABDI NAASIR
E-post: GCIR@HOTMAIL.COM
Hemort: LIBYA
Datum: Fredag den 13 juli 2001 22.07
Meddelande: Assalamu alikum walaal waan jeclahay dadka soomaaliyeed ee diinta ku dhaqma ,in kastoo aanan annigu sidii la rabay ugu dhaqmin ams u gudan. gabadhan webkan samaysayna waxaan ku dhiiri gellinayaa in ay halkaa ka sii waddo ,oo dumarka soomaalida lagu dedaallo sidii diiniyan loogu dhisi lahaa ,waayo gurigu waa aasaaka bulshadda. wiilasha iyo gabdhaha halkan fikradooda ka dhhibutayna waa salaamayaa. mahadsanidin
Namn: Ahmed Samba
E-post: ahmed@ahmed.as
Hemort: Örebro
Hemsida (URL): http://hem.passagen.se/sambusi
Datum: Måndag den 11 juni 2001 0.22
Meddelande: Asalamu Calaykum Aad ayaan ugu farxey guriga internet-ka ee wanaagsan ee aad sameysey kaasoon filaayo in dad badan uu dhiiri gelin doono gaar ahaan dumarka Soomaaliyeed. Waxaan ku leeyahay dadaalkaaga ka sii wad halkaas.....Naga gudooma Salaan Dhammaan!
Namn: Faarax
E-post: faarax72@yahoo.com
Datum: Fredag den 25 maj 2001 0.34
Meddelande: Asalaama Caleykum Waraxmatulaahi waxaan aad ugu faraxsanahay homepage kan kuna xardhan diinta rabbi waana mid ay ku soo dhowaatay indhahayga khushuuc sida qaymaha badan ee gabadhaas Umu Cabdullaahi ay isigu soo duba riday hadii ay dad badan ay akhristaana dhiigoodu dhaqaaqayo oo ay wax ku qaadanayaan ilaah waxaan ka baryayaa in guriga Umu Cabbullaahi uu ilaahay uga dhiso janada guri aan dhegina maqal ilina arag miisaankeeda xasanaadka ilaahay ha ugu buuxiyo hadii la heli lahaa gabdho badan oo sidaas umu Calaahi ah wax badan ayaa nolosheena iska beli lahaa waayo dumarku waa aasaaska guriga ama macalinka umada waa qof walba oo dhasha ayay u yihiin walaal anigoo aan soo koobi karin sida aad wakhtiga badan u siisay homepage kan waxaan ku leeyahay sii wad dadaalkaaga ilaah ayaa kaa abaal marindoona mar kale Uktii filaahi Asalaama caleykum.
Namn: BILE
E-post: bile_m@hotmail.com
Hemort: gbg sweden
Datum: Onsdag den 23 maj 2001 8.48
Meddelande: ajar iyo xasanaad alaha kaa siiyee bejkaaga waan la dhacay, waana bejk macno leh. dadaalkaaga wad. waxaa tahay gabar aan fikradaheeda la dhacayee. waad salaaman tahay.... bile
Namn: Abdirahman
E-post: waaniye@somalitalk.com
Hemort: göteborg
Datum: Torsdag den 3 maj 2001 17.21
Meddelande: Asalaamu calaykum salaan ka dib walaaleey illaahay ajar ha kaa siiyo hawshaaad muslimiinta u qabatay gaar ahaan soomaalida. talo noobadi qaybaha 1-dadkii toobadkeenay iyo buuga cuntada. waadna mahadsan tahay. sidaa iyo nabadgelyo qore.walaalkaa fil islaam abdirahman
Namn: kHALIF Ali
E-post: almasri75@hotmail.com
Datum: Lördag den 28 april 2001 18.21
Meddelande: Walaal waad kumahadsantahay bogaan aadka u qatmahabadan oo aad walaalaha u soo gudbisay waxaana leeyahay MABRUK.Ilaahay ha kadigo kii cusleeyo mizaankaada xasanaagka.Keep on in thissprit.Wasalaam
Namn: Abdullahi
Datum: Fredag den 2 mars 2001 10.02
Meddelande: Walaashay fil islaam Xaqa labada isqaba, waxoogaa xuquuqdii raga lagu lahaa waxbaa maqan ee dib u fiiri. tusaale, raga dhulalakan jooga biilka iyo masruufka ma moodaan xaq saaran oo gabdhaha waxay kula dagaalamaan waxa caydhu siisay, halka loogabaahnaa in uun shaqeeyana jaad in uu cuno ayaa macquula iyo waxyaaba kale, xusuusi raga in ilmaha ay xaaskiisu u dhashay in uu nuujinta kiro kusiiyo in ay waajib kutahay oo hadii ay gabadhu diido ay xaq u leedahay, walaal culimada waydii wixii aadan adigu naskeeda heli oo arintaa qoraalka xaqa labada isqaba ku dar Ilaahay hakaa abaa maryo dacwadaada.
Namn: Ismail
E-post: caadilbulhan@hotmail.com
Hemort: Ismail2003
Hemsida (URL): http://koolpages.com/ismail/ismail2000.html
Datum: Torsdag den 8 februari 2001 3.55
Meddelande: Hi man How you doing brother? Just fine and I really enjoyed to your lovely homepage which was great. I am sure that you have spent a lot of time working on this wonderful and attractive homepage. Brother,I really congratulate you for this and I am saying to you keep up the great job you have done in here. Don't stop your effort and good luck to your homepage. Please I am requesting from you when you get or read my this message, please would you get a minute for me and go visit my homepage and then leave a little mark on my dream book or guest book? I would really appreciate you for this and I would love to see your comments on my little world or home. Thanks brother.Bye bye. One advise for you. Your guestbook is really confusing, because the language it is written is not understandable. So I would say to you translate into English as every body who visits your homepage understands. Your homepage is not only visited from the country you live in, but it is visited from the whole wide world. Good luck.
Namn: Abdullahi Ahmed Nur
E-post: nur9a@hotmail.com
Hemsida (URL): http://www.tewa.pspt.fi/~nahmed
Datum: Onsdag den 7 februari 2001 12.15
Meddelande: Walaashay fil iimaan. Ilaahay hakaa abaalmariyo, waxaan akhriyay ducooyinka aad qortay, aadna waan ugu farxay sida wanaagsan ee aad Xuska Allaah inoo xusuusisay. Fajazaakillaahu Khayral jazaa.
Namn: yusuf
E-post: dalmar63@hotmail.com
Hemort: salaan
Hemsida (URL): http://nadiir.subnet.dk
Datum: Onsdag den 31 januari 2001 11.00
Meddelande: salaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu salaan kadib aad iyo aad ayaan ugu farax sanahay in aan aqristo gabar soomaaliyeed bogeeda ayadoo ka hadlaysa diinteeda isla markaana u faa idaynaysa walaa laheeda kale oo isugu jira rag iyo dumar.
Namn: *) billxidig
E-post: billxidig@hotmail.com
Datum: Tisdag den 30 januari 2001 6.43
Meddelande: May Allah(SWT) reward u both in this world and the here after. I assume u used a Scadanavian Language here, but may I suggest to get a english or maybe a somali Form since most of ur visitors speak those two languages. Call that constructive critisism or waano walallnimo ah. Calaa iyo xaal Umma shaqo la yaab leh aa qabatey ee meesheeda kasii wad. Till then fii amaani Laah.
Namn: Abdullahi Ahmed Nur
E-post: Abdullahi.Anur@tewa.pspt.fi Ama Nur9a@hotmail.com
Hemsida (URL): http://www.tewa.pspt.fi/~nahmed
Datum: Fredag den 8 december 2000 10.29
Meddelande: Bismillahi Araxmaani Araxiim. Jazaakillaahu khayral jazaa, ILLAAHAY hakaa abaal mariyo dacwadaada.
Namn: abdinur
E-post: abdinur_J@hotmail.com
Hemort: welcome to my homepage
Hemsida (URL): http://continue.to/abdinur
Datum: Torsdag den 7 december 2000 3.24
Meddelande: Hi how is the life sister, U know what i did confuse to youe homepage, I don't real speak language u speaking the problem is i try to sign your homepage the i didn't understand like sign the page, what language is that sis. hey sis don't u know that u have a beautiful home i real like the way u created if the buuga cuntada that was great. sis try to visit mine and now have good luck.
Namn: Aweis
E-post: aweishaji@hotmail.com
Datum: Onsdag den 6 december 2000 13.31
Meddelande: Bismilah, aslaama caleykum waraxmatullah. maba aqaaano hab aan ku bilaabo qoraalkeyga iyo si aan kuugu mahadceliyo dadaalka weyn eed ugashay fidinta iyo qoraalada bogaagan jazaaki-llahu qeyran wa dawala-laahu lanaa cumrik si aan kaaga faaa,iideysano runtii lagama dhergi karo mawduucyada bogaaga qaasatan xuquuqu zowjeynka. walaalka aweis,london
Namn: ali
E-post: abdulaahi@forum.dk
Hemort: walaal
Hemsida (URL): http://somalinet.com
Datum: Måndag den 4 december 2000 12.04
Meddelande: salaamucalaykum waraxmatulaah salaan kadib waxaan mahad iskale Alle intaa kadib waxaan ku dhihi lahaa in qayr iyo xasanaad Alle hakaa siiyo faa idoo yinkaan aad inta ku qortay dhab ahaan tii aad ayay noo anfacday aniga iyo saaxibadayba waxaan Alle kaaga baryaynaa in uu kugu bishaarayo janatul fardowsa waxaan kaloo alle ka baryaaya in uu haweenka soomaliyeed iyo kuwa muslimaadba ka dhigo adoo kale walaalo soomaaliyeed
Namn: ali
E-post: abdulaahi@forum.dk
Hemort: walaal
Hemsida (URL): http://somalinet.com
Datum: Måndag den 4 december 2000 12.02
Meddelande: salaamucalaykum waraxmatulaah salaan kadib waxaan mahad iskale Alle intaa kadib waxaan ku dhihi lahaa in qayr iyo xasanaad ale hakaa siiyo faa idoo yinkaan aad inta ku qortay dhab ahaan tii aad ayay noo anfacday aniga iyo saaxibadayba waxaan alle kaaga baryaynaa in uu kugu bishaarayo janatul fardowsa waxaan kaloo alle ka baryaaya in uu haweenka soomaliyeed iyo kuwa muslimaadba ka dhigo adoo kale walaalo soomaaliyeed
Namn: ali
E-post: abdulaahi@forum.dk
Hemort: walaal
Hemsida (URL): http://somalinet.com
Datum: Måndag den 4 december 2000 12.00
Meddelande: salaamucalaykum waraxmatulaah salaan kadib waxaan mahad iskale alah intaa kadib waxaan ku dhihi lahaa in qayr iyo xasanaad ale hakaa siiyo faa idoo yinkaan aad inta ku qortay dha ahaan tii aad ayay noo anfacday aniga iyo saaxibadayba waxaan alle kaaga baryaynaa in uu kugu bishaarayo janatul fardowsa waxaan kaloo alle ka baryaaya in uu haweenka soomaliyeed iyo kuwa muslimaadba ka dhigo adoo kale walaalo soomaaliyeed
Namn: Adam Axmed Yusuf
E-post: Islaam@usa.com
Hemsida (URL): http://ibn-islaam.homepage.com
Datum: Söndag den 3 december 2000 0.48
Meddelande: Assalaamu Calaykum; Walaaf FADUMINA Firdawsa Al-aclaa Guryeheeda ALLE kuugu deeq, walaal waxaan aad ugu farxasanahay sida wanaagsan ee aad u habaysay GURIGAAGA INTERNETKA, walaal sii wad dadaalka aad ALLAAH diintiisa ugu jirtid. Walaal waxaan Mar kale inoo rejaynayaa inuu ALLAAH CABSIDIISA ZAAD inooga dhigo, Aamiin. Walaalkaa Ibn-Islaam
Namn: Ummu Cabdullahi
Hemsida (URL): http://hem.passagen.se/fadumina
Datum: Tisdag den 7 november 2000 23.57
Meddelande: Asalaamu Caleykum Waraxmatulaah Walaalahayga ku qoray buugeyga martidoow Alle ha idinka abaalmariyo soo booqashadiina iyo ka faaiideysigiinaba. Runtii waxaa qaarkiin i weydiiyay inaan ka hadlo Hijrada, waxaan jeclaan lahaa inaad igaga caawisaan, waayo waxaan u arkaa inaad tihiin kuwa igaga fiican. Anigaase ka mid ah kuwa in la waaniyo ah. Wabilaahi tawfiiq. E-mail ka iigu soo dira waxaad haysaan. Walaashiin muslimada
Namn: c/razaq
E-post: mfiidaw@al-huda.ca
Hemort: farjano
Hemsida (URL): http://www.expage.com/farjano
Datum: Lördag den 4 november 2000 21.42
Meddelande: Asallamucaleykum waraxmatullahi! wallaal waan ku sallaamay marka ugu horeysa, marka labaad aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay sida wannaagsan ee ad ugu daddaaleysid diinteena macaan marka wallaaal illahey hakaa ajar siiyo aamiin! waanan kuugu hambalyeynayaa waxaanan ku leehay daddaal wacan oo wannaagsan illaahayna waxa'aan kaaga baryayaa inu kugu anfaco adigana. finally please keep it up be a muslim, last a muslim, a muslim forever!
Namn: KHansaa
E-post: Habsan58@hotmail.com
Hemort: Sweden
Datum: Fredag den 3 november 2000 21.01
Meddelande: Asalaamu calaykum Allaah ayaa mahad oo dhan iska leh NNDHA Nabi muxamed. Walaal Allaha kaa abaal mariyo waajibkan balaaran eed gudatay Ilaahayna ha kuugu badalo ladnaan waarta aakhiro iyo aduunba hana kaa dhigo mid ku liibaanta labada daaroodba. Walaal sida ay ka dhawaajiyeenba walaalaha qaarkoodba waxaan kugula talin lahaa in mawaadiicdaada qaarkood aad ku darto mawduuc ka hadlaya Hijradda iyo fadligeeda oo aad moodo in dad badan ay qariibsanayaan wakhtigan xaadirka ah. As´alullaaha lii walakum waliman xaqqun calaynaa an yajmacanaa fii maqcadi sidqin cinda Maliikin Muqtadir. Wabillaahi towfiiq Asalaamu calaykum
Namn: abuusumaya
E-post: abuusumaya@hotmail.com
Hemort: sweden
Datum: Måndag den 9 oktober 2000 23.44
Meddelande: Walaal assalaamu calaykum waraxmatullaahi . Salaan ka dib jazaakallaahu khayran hawsha aad isu xilqaantay miizaanka xasanaadkana alahaa kuugu daro!! FG/walaal talo ahaan waxaan kugu kordhin lahaa inaad ku darsato barnaamijkaaga wanaagsan xaga hijrada iyo sidaynu halkan uga hijroon lahayn, iskuna day inaad soo hesho wixii muxaadarooyin ah ee arintaa ku saabsan , khaas ahaan walaaha muslimaadka ah oo aad moodo inay cabsidii ku badatay haday noqonlahaayeen oo ay is waydiinayaan caruurtayda caano ma u helayaa iyo xabad ayaa iga dilaysa IWM, sidaa waxaan u idhi in fikrada qudheeda uu ilaahay ajar iga siiyo mrkuu ilaahay ku anfaco qof muslim ah , wajazaakallaahu khayran. akhuuka abuusumaya
Namn: abdirahman
Datum: Måndag den 25 september 2000 13.45
Meddelande: asalaamu calaykum salaan ka dib,ilaahay baa mahad oo dhan u sugnaatay, ka dib waxaan ku leeyahay ilaahay ha kaa abaal mariyo camalkaad noo qabatay, waxaana ilaahay kaaga baryayaa nimco adduun iyo mid aakhiro dadaalkaagana halkaa kasii wad sidaa iyo nabadgelyo akhuuka fil islaam
Namn: jaamac abuumucaad
E-post: abuumucaad@mail.com
Hemsida (URL): http://jaamac.homestead.com\salafi.html
Datum: Torsdag den 21 september 2000 6.52
Meddelande: asalaamu caleyk walaal ilaahay ha kaa abaal mariyo gurigan aad islaamka ugu shaqeyneysid ilaahayna waxaan ka rajeynayaa horumar iyo sugnaan, waana mid u ah tusaale gabdhaha muslim iinta ah.
Namn: Ansaari
E-post: allamagan@muslim.com
Datum: Lördag den 16 september 2000 2.41
Meddelande: Assalamu Aleikum Sister! Må Allah give dig den best beløningen. Allaha ka abaal mariyo walaashiis. Runtii waa bog wax ku ool ah, jeclahayna in hablaha kale ee walaaleheena in aay jidkaado oo kale raacaan. Keep the good work and May Allah bless you sister. Said Al-Ansaari (Denmark)
Namn: mukhtaar c/llaahi sahal
E-post: sahal5@hotmail.com
Datum: Måndag den 21 augusti 2000 1.04
Meddelande: asalaamu calaykum waraxmatulaah. aad ayaad oogu mahadsantahay dadaalkaagan wanaagsan ee aad ku gudanaysid dacwada rabi allaahna ha kaa ajarsiiyo.waxayna u tahay geesinimo galin dadaalkaagani in gabdha soomaaliyeed dacwadooda ku gutaan internetka mustaqbalka inshaa allaah
Namn: Abdullahi
E-post: hashi69@hotmail.com
Hemort: Islamabad
Datum: Onsdag den 8 december 1999 16.40
Meddelande: Assalamu alaikum,runtii walaal waxaa waajib ku ah qof walba oo booqda gurigaagan inuu kuu mahadnaqo,maxaa yeelay waxaad gudutay waajib anagoo dhan nawada saaran,ilaaheey hakaa abaal mariyo anagana allaha naga dhigo kuwo Islaamka u adeega
Till hemsidan